tr-APK.com
Android için Apk dosyaları
Kısa bilgi
Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka Elemental Eldivenler ) apk dosyasının derecelendirme puanı 10 üzerinden 10. Bu kümülatif bir derecelendirmedir. Google play store'daki en iyi uygulamaların çoğu 8 ile 10 arasında puanlara sahiptir. Google play store'daki toplam yorum sayısı 1152. Beş yıldızlı yorum sayısı 1152. Bu uygulama 0 kullanıcı tarafından kötü olarak puanlanmıştır. Google play store'daki tahmin edilen indirme sayısı 500,000+ downloads 'un üzerindedir. Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka Elemental Eldivenler ), Yaşam tarzı kategorisinde bulunur: etiketlerine sahiptir. tarafından geliştirilmiştir. Holy Quran Apps. ile contact@al-quran.app adresinden e-posta yoluyla iletişime geçebilir veya https://al-quran.app/ üzerinden web sitelerini ziyaret edebilirsiniz. Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka Elemental Eldivenler ), 4.1(Jelly Bean)+ sürümünde olan android işletim sistemli cihazlara kurulabilir. Sadece orijinal apk dosyaları sağlarız. Bu sitedeki materyallerden herhangi birinin haklarınızı ihlal etmesi durumunda bu durumu bize rapor edin. Ayrıca Google'ın apk dosyasını indirip big nox app player, bluestacks ve koplayer gibi android öykünücülerle çalıştırabilirsiniz. Bunun yanı sıra, Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka Elemental Eldivenler )'ın apk dosyasını indirip bluestacks veya koplayer gibi android öykünücülerle çalıştırabilirsiniz. Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka Elemental Eldivenler ) apk'nın websitemizde bulunan sürümleri: 24.01.10, 3.0. Somali Quran in Audio(Tafsiir Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka Elemental Eldivenler ) 'ın en son sürümü olan 24.01.10 2024/23/03 tarihinde yüklenmiştir
Ekran görüntüleri Somali Quran in Audio
Açıklaması Somali Quran in Audio

yeterli.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed barış onun üzerine olsun.svg (nnkh) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii Dubadii 609 CD (C) 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed barış onun üzerine olsun.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed barış onun üzerine olsun.svg intii uu magaalada Mekke joogay) iyo Madani (oo ah ah barış onun üzerine.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada kahayna 114 ee 6 ayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalhaminta qiyadika. Sidoo lahana, Ilaahay (swt) wuxuu ugu tallo-galay içinde kitaabku noqdo orta hogaamiya nolosha Dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka orta ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi balmumu ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa Dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la ahriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa tuvalet yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa tuvalet yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan Dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Sürüm geçmişi Somali Quran in Audio
Yenilikler The Quran 3.0
MP3
Af Soomaali Quraanka Kariimka
MP3 / Audio
Tafsiir Af Soomaali Kuran
Quraanka Kariimka
Somali Kuran
Lütfen bu uygulamayı değerlendirin
Daha fazla bilgi
Diğer The Quran APK sürümleri Android için
Popüler android uygulamalar